Af soomaali
Wargelin Xarumoyinka Caafimadyada. Oo loogu talagaley dadka ajaanibka ahna ey ku adagtahey luuqada finishka.
globalclinic.finland@gmail.com
044 977 4547
Telefonada waxaa ka jawabayo/kabanaayo Dad madax banaan oo qibrad u leh dhinaca caafimaadka, talefonka luuqada lagu jawabayo waa Finish iyo English. Waxaa codsankartaa hadey macquul tahey in talefon lagu turjumo.